Home 2021
Yearly Archives: 2021
Howlgal lagu soo qabtay saraakiil ka tirsan Al-shabaab iyo hub oo laga fuliyey Muqdisho.
Taliska hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka dowladda ay ka...
Magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qarixii wadada Cabdiqaasim oo la shaacisay.
Kooxda Al-Shabaab ayaa shan maalin, kadib shaacisay magaca & qabiilka is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii Khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay wadada Cabdiqaasim ee magaalada Muqdisho, kaas...
Midowga Musharaxiinta oo soo saaray qoraal ay uga hadlayaan doorashada dalka.
Midowga Musharixiinta ayaa soo saarey qoraal ay uga hadleen doorashadda dalka ka socoto iyo boobka qaawan ee uu Farmaajo ku hayo kuraasta.
Musharaxiinta ayaa sheegay...
Hanjabaada mucaaradka ma loo joojin doonaa doorashada?.
Muucaaradka Soomaaliya ayaa si weyn u qaadacay doorashada ka socoto dalka, gaar ahaan midda Golaha Shacabka xilli uu Muqdisho ka dhaca shir ay yeesheyn...
Agaasime cusub oo loo magacaabay Villa Somalia.
Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Villa Somalia.
Agaasimaha cusub ee madaxtooyada ayaa waxaa loo magacaabay...
Xaalada siyaasadeed ee dalka oo walaac xoogan laga muujiyay.
Hoggaanka Villa Soomaaliya sharci daradda ku jooga ayaa boobay kuraas kala duwan oo ka tirsan Golaha shacabka, isagoo weli u hanqal taagaya inuu fara...
Saddexda kursi ee doorashadooda ee berri lagu qabanayo Baydhaba.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey saddex kursi oo kamid ah kuwa Golaha Shacabka oo berri doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baydhabo...
Jawaari “Ma fidsana Baydhabo gogol nin gob ah wax ka soo doontay iyo nin...
Jawaari oo magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed u tagay tartanka doorashada ayaa sheegay in laga hor istaagay musharaxnimadiisa, meeshana ay ka jirin...
Midowga Musharaxiinta oo go’aan ku gaaray in Soomaaliya laga qabto Farmaajo.
Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa Maanta shir deg deg ah isagu yimid Jazeera hotel, kaasoo ay uga doodeen arrimaha doorashadda iyo boobka socda.
Shirka oo gudoomiyay Sheekh...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo cambaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska...