28.5 C
Mogadishu
Sunday, April 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Shiinaha oo Dowladda Somaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19

0
hiinaha ayaa maanta Dowladda Somaliya ugu deeqay shan boqol oo kun oo doos, oo ah tallaalka nooca Sinopharm oo Shiinuhu farsameeyo. Diyaarad siday tallaalka COVID-19...

Ciidamo Tababar Loo Qaaday Oo Maanta Laga Sagootiyay Garoonka Magaalada Muqdisho

0
Waxaa saaka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka dhoofay Cutubyo ka tirsan Ururka 10-aad ee Kummaandooska Gor-gor oo tababar...

Al Shabaab oo weerar jidgal ah ku dilay Askar Kenyaan ah.

0
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab ay weerar jidgal ah ku dileen...

Tirinta Codadka Doorashada Madaxtinimo Oo Ka Socota Dalka Gambia

0
Waxaa dalka Gambia ka socota tirinta codadka doorashada madaxtinimo ee ugu horeysay tan iyo markii hogaamiyihii hore Yahya Jammeh uu dalka ka cararay ku...

Guddiga Doorashada Ee Heer Federaal Wax Kama Jiraan Ka Dhigay Doorashadii Kuraasta HOP154 Iyo...

0
War saxaafadeed ay soo saareen  Guddiga Doorashada ee Heer Federaal  ee FEIT ayaa waxaa go’aan ay ka qaateen doorashada kuraasta HOP154 iyo HOP103. Guddigu waxaa...

RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Go’aankii Lagu Laalay Doorashadii Kuraasta HOP154 Iyo HOP103

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal kuwaas oo ay dib...

Maareeye oo dhaliilay hadal uu jeediyey Cali Yare.

0
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa’id qabtay ayaa aad u dhaliilay abaabulka guddoomiye ku xigeenka dhanka amiga iyo siyaasada gobolka Banaadir Cali...

Nooca cusub ee Covid19 oo laga helay Wadanka Swedan.

0
Stockholm:- Dowlada Swedan ayaa xaqiijisay in uu soo gaaray nooca cusub ee Covid19. Hal ruux ayay dowladu xustay in laga helay nooca cudurkan ee looyaqaan...

Norway oo soo saartay sharciyo cusub ee la xiriira xanuunka Covid19(Aqriso).

0
Oslo:Xukuumada Norway ayaa maanta shaacisay sharciyo cusub ee la xiriirta xakameynta xanuunka Covid19. Wasiirada caafimaadka Norway Ingvild Kjerkol oo goordhaw qabatay shir jaraa,id ayaa sheegtay...

Wararkii ugu danbeeyey xiisada u dhaxeysa madaxweyne Deni iyo PSF.

0
Waxaa cirka isku shareeray xiisada xooggan ee ka dhalatay xil ka qaadistii lagu sameeyey Agaasimhiii hay'ada la dagaalanka argagixisada ee PSF Maxamuud Cabdulaahi Cismaan Diyaano. Seddxdii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...