Home 2021
Yearly Archives: 2021
Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka sameeyay degaano ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose
Cidmada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana ay maamulan Al-Shabaab.
Saraakiil ka Tirsan Kumaandooska DANAB ayaa waxaa ay...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan isla xisaabtin ah la qaatay Maamulada degmooyinka gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah oo isla-xisaabtan ah la qaatay maamulada degmooyinka...
Deg Deg: Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xaruunta dawlad Goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in qarax khasaare gestay uu ka dhacay nawaaxyiga baar kulmis ee magaalada...
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo soo saartay xog la xiriirta Cudurka Covid19
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792, balse la diiwaan geliyay...
Eedeeyn loo jeediyay wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa xaqiijiyay in ay jirto Cabashada 16 shaqaale ah ay ka gudbiyeen...
Maamulka Galmudug Amar ka soo saaray jarista dhirta
Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa digniin ka soo saaray jarista dhirta, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu maamulka Galmudug ku howlanaa la dagaalanka jarista...
RW Rooble oo Aqblay baaq ka soo yeeray midowga musharixiinta ee ah in la...
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye, ayaa sheegay in hadda ay diyaariyeen ciqaabtii uu muteysan lahaa qofka lagu qabto isagoo dhirta jaraya.
Sidoo...
Galmudug oo Ciidamo kala dhexdhigeysa maleeshiyo ku dagaalantay Gobbolka galgaduud
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa xabad joojin ugu baaqay labo Maleeshiyo beleed oo ku dagaalamayay inta u dhaxaysa Balanballe iyo Guriceel...
Norway oo sare u kacay dadka qaadaya xanuunka Covid-19.
Oslo:- Dadka qaadaya xanuunka ayaa la shaaciyay in sare u kaceen gudaha Wadanka Norway.
Wasaarada caafimaadka Norway waxaa ah xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...
Norway oo xeerar adag ka soo saartay xakameynta xanuunka cusub.
Oslo:-Dowlada Norway ayaa caawa soo saartay xeerar cusub ee ku aadan xakameyn xanuunka Omicron ee COVID-19.
Go,aanada ayaa ah mid dowlada ugu tala gashay in...