Home 2021
Yearly Archives: 2021
Gudiga la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Soomaaliya oo shir uga qayb galaya Dalka Masar
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaaladda Sharma Sheikh ee dalka Masar uga...
Taliska Ciidanka Asluubta oo soo saaray Awaamir lagu aruurinayo Caruurta Darbi Jiifka ah
Taliska ciidamada Asluubta soomaaliyeed ayaa amar kasoo saaray carruurta iyo dhalinyarada darbi jiifka ah waddooyinka Muqdisho.
Howlgalkaan looga uruurinayo waddooyinka Magaalada Muqdisho dhalinyarada maandooriyaha isticmaala...
Gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo la kulmay Safiirka Dawlada Ingariiska u qaabilsan Soomaaliya
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska...
Alshabaab oo la wareegtay gacan ku heynta Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan
Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay la wareegeen Al-shabaab.
Sidoo kale Al-shabaab ayaa qabsaday dhawr tuulo oo ku...
gacan ka hadal dhexmaray Xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland
Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland ayaa sheegaya in buuq xoogan uu hareeyey kulan ay lahaayeen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland .
Xubnaha Mucaaradka...
Maamul Galmudug oo ciidamo kala dhexdhigay laba maleeshiyo beeleed
Ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa kala dhex-galay malayshiya-beeleedyo ku dagaallamay degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Ciidamo ka kooban boolis iyo military ayaa...
Haya’adda socdaalka aduunka oo ee (IOM) oo shaacisay tirada Dadka ku dhintay Safarada Tahriibka...
Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka oo dhan sanadkan 2021,taas oo ka dhigan...
Alshabaab oo weerar ku qaaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay la socdeen Ciidamo ka...
Al-Shabeeb ayaa sheegatay mas’uliyadda labao qarax oo shalay lala beegsaday kolonyo Gaadiid ah oo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka tirsan Amisom oo marayeen...
Wasiirlka Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya oo eedeeyay Ciianka dawlada ee ku sugan Muqdisho
Wasiirka wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya CumarCali Rooble ayaa shaaciyay in ciidamada dawlada Federaalka ee ku sugan Wadooyinka Muqdisho ay dhibaato...
Maxay tahay Sababta Gudiga doorashooyinka ay uga horyimaadeen dalabka ka soo yeeray Midowga Musharixiinta...
Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya.
Guddoomiye Cirro ayaa...