28.5 C
Mogadishu
Tuesday, April 15, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmy Madaxweynaha Dalka Jabuuti

0
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Mas'uul ayaa kulankooda waxa uu ka dhacay maanta madaxtooyada...

Gudiga Xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo Ansixiyay Kursiga Hop067

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa lagu go’aamiyay in habraacii loo maray kursiga sumadiisu tahay HOP#067 uu ahaa mid sax ah. Warka qoraalka ah...

Maraykanka oo ku baaqay in la de dejoyo Hanaanka doorashooyinka Soomaaliya

0
War qoraal ah la soo geliyey Barta Twitterka Safaarada Mareykanka ee Soomaalia ayaa looga hadlay xaalada doorashada Soomaaliya. Safaaradda Mareykanka waxay mar kale ku boorisay...

Gudiga doorashooyinka Puntland oo ku dhaaqaya Markii ugu horreysay Kuraasta Golaha shacabka ee laga...

0
Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa lagu wadaa in ay shaaciyaan kuraastaGolaha shacabka  Baarlamanka ee laga soo doorto Puntland. Madaxweynaha Puntland  Siciid Deni iyo xubnaha guddiga doorashada...

Sidee lagu xaliyay khilaafkii dawlada Federaalka kala dhexeeyay Jabuuti?

0
Wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeyb-galaya madasha aragti wadaagga arrimaha Geeska Afrika ee uu soo qaban-qaabiyey Machadka Cilmi-Baarista...

Muxuu yahay khaladka uu galay Cumar Cabdirashiid ?

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta uu u soo xaadiri waayey kulamadii golaha Aqalka...

Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Dalka Qadar

0
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabbilay safiirka dowladda Qadar u jooga Soomaaliya Xasan Bin Xamsa Asad. Wasiirka arrimaha...

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay qabashada kuraasta gobolka Banaadir lagu dooranayo

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT Ee Banaadir ayaa shaaciyey maanta in la qabanayo doorashada shan kursi. Guddiga oo gudanaya waajibaadka qaran ee ka saaran hirgelinta doorashada...

Dawladaha Soomaaliya iyo Findland oo Heshiis kala saxiixday

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawlada Finland ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya $8.64 million oo Dollar kaas oo lagu horumarinayo Waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed. Wasiirka Waxbarashadda...

Ra’iisal wasaare Rooble iyo wafdi uu Hogaamniyo oo maanta ku wajahan Dalka Jabuuti

0
Ra’iisulwasaarahaXukuumadda  Federaalka Soomaaliya , Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaraan magaalada Jabuuti. socdaalka  Ra’iisulwasaaraha dalka ayuu ujeedkiisu yahay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...