28.6 C
Mogadishu
Saturday, April 12, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

SAWIRO:- Maamulka Gobolka Hiiraan oo qabtay rag weeraray Guddoomiye Jeyte

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa looga hadlay dagaal xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne, kaas oo dhexmaray Ciidamo la socday wafdi uu hoggaaminayay...

Weerar lagu qaaday saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

Rooble oo xilalkii u kala wareejiyay wasiiradda Gaashaandhiga iyo Cadaaladda

0
Ra’iisul WasaarahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiirkii hore wasaaradda Cadaaladda...

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo u yeeray Guddoomiyeyaasha Hiiraan & Sh/Dhexe

0
Kalfadhiga 2aad Kulankiisa 10aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Maanta ka qabsoomay Caasimada Hirshabelle ee Jowhar Kulanka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

0
Howlgalka ayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa Maanta oo khamiis ah ay ka sameeyeen deegaano u dhow degaanka janaale ee gobolka shabellaha Hoose. Saraakiisha howlgalka hogaamineysay...

Dowladda Somalia oo guulo ka shegatay dagaal kadhacay degmada Balcad

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay inay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab oo saakay weerar gaadmo ah ku qaaday qaybo...

Booliska Soomaaliya oo looga digay inay ku milmaan Siyaasadda

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda, xilli uu jiro khilaaf u dhaxeeya...

General Odawaa oo ciidamada faray inay ka fogaadaan arrimaha siyaasadda

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada Qalabka Sida faray inay ka fogaadaan arrimaha siyaasadda iyo aragti kasta oo dhexdooda kala...

Rooble oo khadka teleefanka kula hadlay Molly Phee

0
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khadka teleefanka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan Afrika, haweeneyda lagu magacaabo...

Madaxdii Hore Ee Puntland Iyo Cumar Cabdirashiid Oo Gaaray Magaalada Boosaaso

0
Madaxweyneyaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu wehlinayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...