15 qof oo Cudurka covid19 ugu geeriyootay Degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud

15 qof ayaa deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ugu dhintay  xanuunka COVID-19, halka dad gaaraya 20 qof oo kalena ay hadda cudurka u jiifaan, sidaasina waxaa sheegay gudoomiyaha Xeraale Bashiir Daahir Dhagabadan.

Deegankan ayaa ka mid ah meelo badan oo dalka Soomaaliya ah oo bilihii tegay uu cudurka si darran ugu faafay, inkasta oo hadda dalka la keenay tallaalka COVID-19.

Degaano ka Tirsan Galmudug ayaa laga soo sheegayaa Cudurka Cudurka Covid19 oo fara ba.an ku haaya iyadoo Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya tallaaka looga horagato cudurka covid19 kaas dhawaan dalka la soo gaarsiiyay

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com