Wararka
Hon Mohamed Mahamud Esse oo ka qayb galay Daah Waxbarashada Puntland
Hon Mohamed Mahamud Esse gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiillada dowladda Puntland ayaa ka qayb galay daahfurka shirkweynaya 7aad ee dib u eegista...
Norwagian News
Dhageyso : Gudoomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurbajoogta Soomaaliyeed Ee Yurub oo sharci darro ku...
Guddomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurbajoogta Soomaaliyeed Ee Yurub, Mudane Mataan Cali Xassan ayaa War saxaafadeed uu soo saaray ka horyimid kulankii Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhex maray Madaxweyne Xasan sheekh iyo Ra'iisal...
KOOBKA CIYAARAHA EE VESTLAND INTERNASJONAL FOTBALL OO LAGU SOO GABAGABEEYEY BERGEN.
Sida caadada ahayd waxaa magaalada Bergen ee dalka Norway sanad waliba bisha Augsto bilowgeeda lagu qabtaa koobka Ciyaaraha ee Vestland Internasjonal fotballturnering kaasi oo ay isku arkaan kooxo kala matala dalal kala duwan oo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland oo qabtay koob lagu maamuusayay 1-da Juli +SAWIRO.
Maamulka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka dhisan gobolka Hordaland (DEN SOMALISKE FORENINGEN I HORDALAND) ayaa koobkii lagu xusayay munaasabadda 1-da Juli ku qabtay garoonka kubada cagta møhlenprisbanen oo ku yaala magaalada Bergen sabtidii lasoo dhaafay...